Archive
Degmada Ceegaag iyo Nawaaxigeeda:Biyo la’aan baahsan iyo xaaluf ka taagan,Gudoomiyaha Degmada ayaa ugu baaqay ha’yada samafalka ……….+MAP….
Laaska News January 12,2011.
By Cali dhagjar (Ceegaag Online)
.

.
.
Ceegaag,Wararka naga soo gaadhay Degmada Ceegaag iyo Nawaaxigeeda ayaa ku soo Waramaya in degmadaasi Ceegaag haatan ay soo food saartay biyo la’aan saamayn ku yeelatay guud ahaanba degmada Ceegaag iyo tuulooyinka kale oo
Xildhibaanada Dawlada Somalia: “dadka abaaruhu ku sameeyeen Sool iyo Sanaag ha loo gurmado”
Laaska News Sunday, 02 January 2011
Waka Abaaraha
Muqdisho(RM)-Mudanayaal ka tirsan baarlamanka soomaaliya oo ka soo jeeda gobalada sool iyo Sanaag ayaa ugu baaqay Dowladda KMG, Beesha caalamka iyo hayadaha samaflka in ay gurmad dag dag ah u fidiyaan dadka ay saameyeen abaarata eek u nool gobolladaasi. Read more…
Buuhoodle: Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Cayn oo ka Hadlay Ciidamada Maamulka Somaliland ee Maygaagle ku sugan iyo Xaalada Abaaraha ka jirta Mandaqada.-AKHRISO ama DHAGEYSO
Laaska News December 26,2010.
By Cali Dhagjar, Ceegaag Online.
Gudoomiye K/xigeenka Gobolka Cayn Maxamud Sh CumarDHAGEYSO.
(Buuhoodle, Dec.25) Gudoomiyey Kuxigeenka Read more…
Laascaanood iyo Biyo La’aan Ba’an Daawo VIDEO
Laaska News December 26,2010.
Laascaanood Read more…
Maygaagle:Isimada Buuhoodle & Gudiga Dhex Dhexaadinta oo ka Hadlay Deegaamayta Baliga Kalshaale
Laaska News (Ceegaag Online) December 07,2010.
Maygaagle
Waraysi Gaaban oo aanu la yeelanay Suldaan Cisman Suldaan Cali Suldaan Madar Dhageyso.