Archive

Posts Tagged ‘Water shortage hits in Sool and Sanaag Regions’

Isuduwaha Macdanta Iyo Biyaha Gobolka Sool Oo Daboolka Ka Qaaday In Biyo La’aan Awgeed Qiimaha Foostada Biyuhu Gaadhay $12 Doollar

Tuesday, January 18, 2011 Comments off

Laaska News January 18,2011

HargeisaIsuduwaha Wasaarada Macdanta iyo Biyaha gobolka Sool Eng Axmed Xirsi Cartan ayaa ka hadlay xaalada Biya ‘la’aan ba’an oo ka jirta deegaanno ka mid ah gobolka Sool, waxaanu shaaca ka qaaday in Biyo la’aani ay saamayn weyn ku yeelatay Dadka reer guuraaga ah, isla markaana waxa uu daboolka ka qaaday in Ceelasha biyaha ay qaarkooda ka dhaceen Gacan ka hadal. Read more…

Xildhibaanada Dawlada Somalia: “dadka abaaruhu ku sameeyeen Sool iyo Sanaag ha loo gurmado”

Sunday, January 2, 2011 Comments off

Laaska News Sunday, 02 January 2011
Waka Abaaraha

Muqdisho(RM)-Mudanayaal ka tirsan baarlamanka soomaaliya oo ka soo jeeda gobalada sool iyo Sanaag ayaa ugu baaqay Dowladda KMG, Beesha caalamka iyo hayadaha samaflka in ay gurmad dag dag ah u fidiyaan dadka ay saameyeen abaarata eek u nool gobolladaasi. Read more…