Archive
Somalia:Wasiirka Warfaafinta, Eng.Jaahweyn oo London loogu sameeyey xaflad soo-dhoweyn ah – DAAWO SAWIRRADA
Laaska News Nov. 5 ,2011 Warka TFG da

London – Xaflad casho sharaf lagu soo dhaweynayay Wasiirka Warfaafinta Boostada & Isgaarsiinta Mudane Cabdulqadir Jaahweyn ayna ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee UK ayaa waxaa lagu qabtay hall-ka Bombay Dream ee xaafada Wembley.
Somalia:Xaflad Lagu Sagootinayey Taliyihii hore ee AMISOM oo Xalay Muqdisho ka Dhacday – SAWIRRO
Laaska News August 6,2011

Somalia:1-da Luliyo oo laga Xusay Norway & Suudaan + SAWIRRO
Laaska News July 2,2011
1-da Luliyo oo laga Xusay Norway & Suudaan
Somalia:Khudbadda Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee munaasabada 1da Luulyo-SAWIRRO
Laaska News July 1,2011
Khudbadda Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee munaasabada 1da Luulyo ayaa ahayd sida soo socota:
Soomaaliya – Daawo Sawirrada Munaasabadda 26-ka June
Laaska News June 26,2011
Muqdisho, Somalia – Waxaa caawa lagu qabtay Xaflad lagu maamuusayay sannad guuradii 51-aad ee 26 june 1960 kii oo ka dhacday villa Somaaliya
.

Calan saarka.
Gobolka Verginia:Soomaalida ku nool Mareykanka oo Xaflad u sameysay R/wasaaraha
Laaska News May 13,2011
Xafaladdan lagu soo dhoweynayay R/wasaaraha Soomlaiya iyo wafdi uu hoggaminayo oo xalay ka dhacday Gobolka Verginia ee dalka Mareykanka ayaa waxaa si wadajir ah usoo qabanqaabiyay Xubnaha jaaliyadda Read more…
USA:Soomaalida Mareykanka oo sameysay Qaab loo taakuleeyo dadka ku nool dalkeena-SAWIRRo
Laaska News April 16,2011
Minnesota, USA - Ururka American Refugee Committee iyo Soomaalida Minnesota ayaa iska kaashanaya qaab cusub oo Soomaalida iyo Mareykanka ay deriska yihiin ay lacag ugu diri karaan ama ugu deeqi karaan dadka Soomaaliya ku Read more…
Raysal Wasaare Farmaajo oo la dhaariyay-Sawirro
Laaska News Nov 1, 2011

Photo::galgala news
Xaflad maanta ka dhacday Guriga Umada xaruna u ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu dhaariyay Raysulwasaare Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) oo shalay la ansixiyay, waxaana xalfaddaas goobjoog ka ahaa madaxweyne Sheeh Shariif, guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan, wasiirradii hore iyo xildhibaannada baarlamaanka. Read more…