Home > News, Somaliland, WARARKA > Maxjar Cusub oo laga furay Berbera

Maxjar Cusub oo laga furay Berbera

Sunday, October 31, 2010

Berbera(Laaska News).

Waxaa maanta laga furay maxjar labaad oo uu leeyahay Indho-deero oo lagu baarayo xoolaha intaan la dhoofin,magaalada Berbera,iyadoo horey uu ujiray maxjar kale.

Waxaana furay maxjarkaa Madaxweyne ku xigeenka Somaliland.

Waxaa xusid mudan in labada Maxjar ba ay la wadaagaan shirkado Carbeed.

Laaska News.