Home > TFG Somalia, WARARKA > Somali Parliament approved new Prime Minister Dr Mohamed Abdulahi Mohamed(Farmajo)

Somali Parliament approved new Prime Minister Dr Mohamed Abdulahi Mohamed(Farmajo)

Sunday, October 31, 2010

Mogadisho(Somalia)-Laaska News.

Waxaa maanta kulan ay yeesheen Baarlamaanka Somalia lagu ansaxiyay Raysal Wasaaraha cusub,kadib markii loo qaaday cod gacantaag ah.Waxaana u codeeyay 297,waxaana diiday 92,waxaana ka aamusay 2 qof.

Waxaa ku dhawaaqay inuu guulaystay Afhayeenka Baarlamaanka Somalia Shariif Hassan.

Waxaa la filayaa inuu dhawaan soo dhiso Dawladda cusub,taasoo la kulmi doonta in iyana la hor keeni doono Golaha Baarlamaanka.

Waxaana muuqata in ay jirta wali waxyaalo la isaga soo hor jeedo,inkastoo laga gudbay tii ansaxinta Raysal Wasaaraha.

Laaska News.