Home > ALL DARWIISH NEWS, Somaliland, WARARKA > Wasiiro Somaliland oo gaadhay Widhwidh.

Wasiiro Somaliland oo gaadhay Widhwidh.

Tuesday, November 2, 2010

Laaska News.
Wararka laga helayo magaalda widhwidh ayaa sheegaya inay halkaasi gaareen wafdi somaliland oo kakooban wasiiro,lataliyaha siilaanyo arrimaha bariga,saraakiil,ciidan ilaalo ah.

waxayna halkaasi gaareen,casar gaaban,waxaana ladajiyay guryo loogu talagalay,waxaana la adkeeyay amaanka magaalada.

waxaana lasugayaa in ilaa maanta ay bilawdaan wada hadal toos ah oo ay yeeshaan odayaasha deegaanka widhwidh iyo wafdigaa sida tooska ah uga socda Siilaanyo,waxayna u badan yihiin madaxdaasi rag kasoo jeeda reer Sool.

Laaska News.
www.laaska.wordpress.com