Home > PUNTLAND > Agaasimihii Horseed Media oo saaka lasii daayay

Agaasimihii Horseed Media oo saaka lasii daayay

Monday, November 8, 2010

Boosaaso(Laaska News).

Waxaa saaka la soo daayay Agaasimihii Horseed Media Inj C/fitaax Jaamac Mire,soo dayntaas oo ku timid kadib markii uu Madaxweynaha Puntland Mr.Faroolr uu shalay sheegay in lacafiyay.

Ad iyo aad ayaannu ugu faraxsanahay soo dayntaa.

Laaska News.