Home > Somaliland, WARARKA > Qarax ka dhacay Koonfurta Hargeysa

Qarax ka dhacay Koonfurta Hargeysa

Monday, November 8, 2010

Hargeysa(Laaska News).

Wararka naga soo gaaraya Hargeysa ayaa sheegaya in koonfurta magaalada uu ka dhacay Qarax.

Waxaa kale oo idaacadda VOA sheegtay in laba qof loo qabtay oo midkood dhaawac yahay,waxaana warku intaa ku darayaa in gaadhi waxyeelo soo gaaray.

Laaska News.