Home > ALL DARWIISH NEWS, PUNTLAND, SOMALI NEWS, Somaliland, TFG Somalia, WARARKA > Liiska Golaha Wasiirada Cusub ee uu magacaabay Dr.Farmaajo 12/11/2010 & Beelaha……..

Liiska Golaha Wasiirada Cusub ee uu magacaabay Dr.Farmaajo 12/11/2010 & Beelaha……..

Friday, November 12, 2010

Muqdisho(Laaska News)


Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaysa in Madaxtooyada Soomaaliya ay ka dhacday Xafladda Magacaabista Golaha Wasiirada.

Waxaana Raysal Wasaare Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo Magacaabay Golihii Wasiirada ee dawladiisa cusub,waxaana la hor geyn doonaa dhawaan Golaha Baarlamaanka.

Magcaha xubnaha Golaha wasiirda xukuumadda somaliya:

1- Mudane Cadullaahi Ebyan Nuur —————————-Wasiirka Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta

2- Mudane Maxamedc Cabdullaahi Oomaar —————-Ra’iisul-Wasaare ku-xigeen /Wasiirka Arrimaha Dibadda-Dir-Isaaq-Habar Awal.

3- Mudane Cabdulxakiim Maxamuud Xaaji Fiqi —————–Ra’iisu-Wasaare Ku-Xigeen-/Wasiirka Gaashaandhigga——Digil & Mirif

4- Prof. Cabdiwali Maxamed Cali ———————– Ra’iisu-Wasaare Ku-Xigeen/- Wasiirka Qorsheynta & Iskaashiga Caalamiga-Darod-Harti Majeerteen-Maxamuud Saleemaan-Cumar Maxamuud-Reer Cabdille.

Fg.Waa haddii ninkaa la yiraahdo Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Waana PhD Waana Shakhsi u qalma wuxuuna ahaan jiray (A) Student,ardaynimadiisii.

5- Mudane Cabdishakuur Sheekh Xasan Faarax ——————Wasiirka Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka. Hawiye-Habar-Gidir

6- Mudane Xuseen Cabdi Xalane ———————————–Wasiirka Maaliyadda & Lacagta.Darood-Ogadeen

7- Marwo Maryama Qaasim Axmed ——————————Wasiirka Haweenka, Arrimaha Qoyska, (Banaadiri)

8- Mudane Yuusuf Macallin Amiin(Baadiyow) —————–Wasiirka Beeraha & Xannaanada Xoolaha———-Prof.Yusuf Baadiyaw-Baay &Bakool

Fg.Aqoon Fiican ayuu u leeyahay,Waana u qalmaa.

9- Mudane Dr. Aaden Xaaji Ibraahim Da’uud ———————-Wasiirka Caafimaadka & Daryeelka Bulshada

10-Mudane Cabdulkariim Xasan Jaamac—————————Wasiirka Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta-Darood-Harti-Dhulbahante

11-Mudane Cabdinuur Macallin Maxamuud————————Wasiirka Arrimaha Bulshada, Shaqada & Horumarinta Shaqaalaha, Dhallinyarada & Isboortiga

12-Mudane Dr. Maxamed Macallin Xasan Maxamed————————Wasiirka Kalluumeysiga, Bey’adda & Kheyraadka Badda-Hawiye-Murursade.

13-Mudane Axmed Cabdiraxmaan Abaade ———————–Wasiirka Dekadaha, Gaadiidka badda, circa & Dhulka

14-Mudane Maxamuud Maxamed Boonow ——————–Wasiirka Dastuurka, Federaalka & Dib-u-heshiisiinta

15-Mudane Cabdirashiid Khaliif Xaashi————————-Wasiirka Howlaha Guud & Dib-u-dhiska Daarood -Leelkase

16-Mudane Cabdirisaaq Sheekh Muxyadiin ——————-Wasiirka Macdanta, Biyaha, Tamarta & Shidaalka

17-Mudane Cabdinuur Sheekh Maxamed ———————Wasiirka Waxbarashada, Hiddaaha & Tacliinta Sare.

18-Mudane Dr. Maxamuud Cabdi Ibraahim ——————–Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha.

.

Related:

TFG Prof. Abdiweli:

Somalia: Wasiiro Laysku Badaley – Warsaxaafadeed – 14/2/2012

WAR DEG DEG AH:- R/wasaaraha Soomaaliya magacaabay Wasiiru-dowlayaal iyo Wasiir ku-xigeenno.+ Liiska.

Somalia:Liiska Golaha Wasiirada ee uu magacaabay PM. Prof. Abdiweli – +Beelaha (Update)

TFG. Farmajo:

War Deg Deg ah: Xubno cusub oo xukuumadda lagu kordhiyay 31/3/2011

Liiska Wasiir kuxigeenada & Wasiira Dawlayaasha uu Magacaabay PM.Farmaajo November 18, 2010

Liiska Golaha Wasiirada Cusub ee uu magacaabay Dr.Farmaajo 12/11/2010 & Beelaha……..

Laaska News