Home > Somaliland, WARARKA > Madaxweynaha Somaliland Mr.A.M.Siilaanyo oo ka hadlay Munaasabadda Ciidda

Madaxweynaha Somaliland Mr.A.M.Siilaanyo oo ka hadlay Munaasabadda Ciidda

Tuesday, November 16, 2010

Hargaysa (Laaska News).November 16,2010.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Amed Maxamed Siilaanyo ayaa masaajidka 26ka Juun Badhtamaha Hargeysa ah kula tukaday  umadda Salaaddii Ciidda adxaa ee saaka.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa waxaa ku wa heliyay tukashada Salaadda Ciidda  madax sare oo dawladda ah,mar uu dadka la hadlayna waxa uu hanbalyo munaasabadda ciidda awgeed u diray  dhammaan shacabka reer Somaliland,wuxuuna ugu hambalyeeyay inay sanadka sanadkiisa ku gaaraan Bashbash iyo Barwaaqo.

 

MR.Siilaanyo waxaa uu umadda ugu baaqay in la ilaaliyo Nabadgalyada.

Waxaa kale oo uu sheegay in Gobolada qaar laga wado qas.

 

 

Laaska News