Home > Somaliland, WARARKA > Madaxweynaha Somaliland oo ka dagay London.

Madaxweynaha Somaliland oo ka dagay London.

Saturday, November 20, 2010

London (Laaska News) Nov.20,2010.

Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Siilaanyo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta tagay Magaalada London,kadib marku kasoo dhoofay Wadanka Itoobiya oo uu booqasho 3 maalmood ah uu ku joogay halkaa.

Mr.Siilaanyo ayaa la sheegay inay Madaxda Itoobiya kawda hadleen xoojinta xiriirka laada wadan,Amaanka,ladagaalnka argagaxisada iyo Waxyaale kale oo aan Warbaahinta loo soo bandhigin oo dan u ah labada wadan.

.

Laaska News