Home > Somaliland, WARARKA > Hargeysa:Booliska Hargaysa oo toogtay hal nin mid kalana dhaawacay

Hargeysa:Booliska Hargaysa oo toogtay hal nin mid kalana dhaawacay

Sunday, November 21, 2010

Hargaysa (Laaska News) Nov.21,2010.

War hadda nasoo gaaray ayaa sheegya in boolisku ay nin ku toogteen xaafadda la yiraahdo jigjiga yar iyadoo uu mid kale ku dhaawacmay.

Falkan ayaa dhacay kadib markii Boolisku ay sandaqad ay ka baneenayeen meelo jago ah.

Jagadaas ayaa lasheegay in laysku haysto,waxaase nasiib darro ka dhacday markii xabad lays waydaarsaday booliska iyo raggii sandaqada lahaa.

Falkaas ayaa dhacay saaka aroortii.

.

Laaska News