Home > ALL DARWIISH NEWS, Somaliland, VIDEO, WARARKA > Madaxweynaha Somaliland & soo dhawayntii London-Daawasho wacan.

Madaxweynaha Somaliland & soo dhawayntii London-Daawasho wacan.

Sunday, November 21, 2010

Laaska News.

 

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo ka dagay London shalay subaxdiisida Jaalliyada Somaliland ee London usoo dhaweeyeen isaga iyo Wafdigii lasocday  ayaad ka daawan doontaa  halkan haddii Eebbe Idmo.

Waxaa Mr Siilaanyo ka muuqata Farxad aad ubadan,taas oo muujinaysa   sida loo soo dhaweeyay,waa sida aan anigu u dareemay,haddaba bal daawo yaan  adiga lagaaga sheekayn.

Mr.Siilaanyo Booqashadan London ayaa  ah markii u horaysay oo uu tago halkaa tan iyo markii uu noqday  Madaxweynaha somaliland,waana magaalo aad looga yaqaan.

Waxaa kaloo halkan waraysi ku bixiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr.Maxamed Cabdilaahi.

Waxaa kale oo la sheegay inuu Jaalliyadda Somaliland uu Madaxwyne Siilaanyo lakulmi doono maalmaha soo socda,ayna kakala imanayaan meelo kala duwan,sida ay sheegeen Guddiga Qabanqaabada.

Waxaanse kala cadayn,sidii caadada ahaan jirtay kooxdii Mudaharaadka ee Badanaanaaba marka Madaxda Soomaaliland timaado ku Muduharaadi jirtay inay marakan Imanayaan iyo in kale.

Waxaad ka daawanaysaa Somaliland247 video.

.

Laaska News