Home > Tacsi, WARARKA > Suldaan Ciise Xasan Cumar oo xalay Boosaaso lagu dilay-Isim!!!!!!!!!

Suldaan Ciise Xasan Cumar oo xalay Boosaaso lagu dilay-Isim!!!!!!!!!

Sunday, November 21, 2010

 

Suldaan Ciise Xasan Cumar oo kamid ahaa Isimada Puntland ayaa xalay fiidkii lagu toogtay magaalada Boosaaso,Suldaanka (AUN) waxaa la dilay salaadii maqrib ka dib,eaxaana dilay dabley aan haybtooda la garanayn.

Ma jiraan ilaa hadda ci loo qabtay.

Haddaannu nahay Bahda Laaska News,waxaan cambaaraynaynaa dilka foosha xun ee Madax dhaqameedka lala beegsaday,waana dhaqan cusub.

Waxaan leenahay ilaahay Janadii ha geeyo Umadda uu Isimka u ahaana Ilaahay Samir iyo Iimaan Alla ha ka siiyo.

Laaska News