Home > SOMALIA, WARARKA > Dagaalo ka dhacay Deegaano ka tirsan Guraceel.

Dagaalo ka dhacay Deegaano ka tirsan Guraceel.

Tuesday, November 23, 2010
Laaska New Nov.23,2010.
Waxaa maanta dagaalo ka dhacay deegaano ka tirsan Guraceel ee Gobalka Galguduud gaar ahaan meesha Dagaaka xooggiisu ka dhacay waa inta udhaxaysa Wara dhuumale iyo Ceel God,meelahaas oo ay ku dagaalamayeen Iaslaamiyiinta Alshabaab iyo Ahli Sunna.Ugu yaraan 10 qof dhimasho ah iyo 20 dhaawac sida wariyaha BBc du ku soo waramaya,waxaana laysku adeegsaday hubka culus iyo gawaadhida tiknikada ah.

Waxaansae si sax ah aan loo ogayn khasaaraha Rasmiga ah ee uu dagaalkaas gaystay.

Dagaalkan ayaa la ga soo waramayaa in uu saaka bilawday,galabtana uu istaagay.

Laaska News
Tags: ,