Home > WARARKA > laba qarax oo ka dhacay Sweden iyo wixii laga qoray+Sawirka

laba qarax oo ka dhacay Sweden iyo wixii laga qoray+Sawirka

Sunday, December 12, 2010

Laaska News.December 12,2010.

Laba qarax ayaa ka dhacay xarunta wadanka sweden ee Stockhlom fiidnimadii sabtiga,hal qof ayaa ku dhintay,laba kalana waa ku dhaawacmeen,waxaana laga rumaysan yahay in uu yahay weerar ismiidaamin.

Sida ay qortay Jariidad wadankaa ka soo baxda The local Sweden’s News in English ayaa sheegaysa in qarax aad udaran uu dhacay daqiiqado yar kadib markii gaari ku qarxay waddo kale oo udhaw,laba dhaawac ahna loo qaadayo Isbitaalka.

.
Qaraxyada ayaa ka dhacay meel laga Dukaamaysto oo dadku ku badan yahay.

 

Waxaa kaloo la sheegay in ilaa 10 daqiiqo ka hor qaraxyada inay wakaaladda wararka ee Sweden(TT) ay heshay Email Fartiin ah oo Cod Maqal wadata,Waxaana si toos ah loola hadlaya Dawladda iyo Shacabka Sweden- waxaana lagu cambaaraynayaa ka aamusnaanta Nin wadankaa u dhashay oo rasuulka(NNK) aflagaadeeyay iyo Ciidamado ka jooga Afgaan.

 

 

.

“now your children, daughters and sisters die like our brothers’ and sisters’ children die”.

“Our actions will speak for themselves. As long as you don’t stop your war against Islam and degrading the prophet and your stupid support of that pig Vilks,” the man said.

 

Waxaa kaloo lala hadlaya Muslimiinta Wadanka Sweden  Jooga:

 

Gabagabadii ayaa Fartiin kale loo diraya Mujaahidiinta (Sweden iyo Yurub):

The man also urges all Muslims in Sweden to “stop sucking up to and degrading”.
He concludes the message with yet another call to “all the mujahedeen in Europe and Sweden”.

 

Sheekadan oo waxyaalo badan ka hadlaysa kasii akhri

.
http://www.thelocal.se/30776/20101211/

 

Source:http://www.thelocal.se

.

Laaska News.