Home > TFG Somalia, WARARKA > Madaxweyne Shariif oo xarigga ka jaray Xarunta KMG ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, DAAWO SAWIRRADA

Madaxweyne Shariif oo xarigga ka jaray Xarunta KMG ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, DAAWO SAWIRRADA

Tuesday, December 14, 2010

Laaska News December 14,2010.

 

.
Muqdisho(RM),Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Sh Shariif Sh Axmed ayaa shalayxarigga ka jaray xarun ay si KMG ugu shaqeyn doono Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa shalay lagu qabtay xarunta Villa Baydhabo oo ah taliska cusub, waxaana halkaa Khudbad ka jeediyay Madaxweyne Shariif.

Waxaa sidoo kale ka hadlay Hoggaanka Ciidanka XDS, ayadoo uu ka qeyb galay R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka Gaashaandhigga C/xakiin Xaaji Fiqi iyo Madax Kale.

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa halkaas ku sameeyay Dhoolatus, waxaana xafladda ka heesayay Kooxda Horseed ee fanaaniinta Soomaaliyeed.

 

.

 

 

.

 

.

 

 

.

 

 

.

 

 

.

 

 

.

 

 

.

 

.

 

.

 

.

 

 

.

 

 

.

 

.

 

 

.

 

 

.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

RM.

Laaska News.