Home > TFG Somalia > Raysal Wasaare Farmaajo oo Dalka Ku soo noqday

Raysal Wasaare Farmaajo oo Dalka Ku soo noqday

Thursday, December 16, 2010

Laaska News December 16,2010

Muqdisho (RM)R/wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saakay dalka dib ugu soo laabtay kaddib safarro shaqo oo uu ku tagay dalalka Jabuuti iyo Ethiopia.

Mudane Maxamed C/llaahio Maxamed Farmaajo, waxaa wafdiga uu hoggaaminayo ka mid ah R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka Gaashaan dhigga C/xakiin  Maxamud Fiqi, Xildhibaan Suuri iyo musuuliyiin kale.

R/wasaaraha aya ka soo qeyb galay shir caalami ah oo ay isugu yimaadeen dalalka ku shaqeeya nidaamka Federaalka oo ka dhacay magaallaa Adis Ababa ee dalka Ethiopia, wuxuuna sidoo kale Dalka Jabuuti kula kulmay maaxda waddankaasi.

 

.
RM.
Laaska News.