Home > PUNTLAND, Sports > Garowe: Natiijadii Cayaaraha Gobolada ee Galabta

Garowe: Natiijadii Cayaaraha Gobolada ee Galabta

Wednesday, December 22, 2010

Laaska News December 22,2010.

Garowe(Laaska News) wararka laga helayo Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ayaa sheegaya in cayaarihii Gobolada Soomaaliya ee kasocday Mire Awaare Stadium ay galabta ku dhexmareen cayaartooyda Gobolka Jubada Hoose iyo Galgaduud,halkaana ay Guushu ku raacday Gobolka J/Hoose (3;1).

Cayaartii Labaad oo iyadu ay isku haleelayn Gobolka Nugaal iyo Hiiraan,ayaa waxay labada kooxood ahaayeen kuwo isku dhawdhaw,waxayna Guushu ku raacday Gobolka Nugaal oo ku badiyay (4:3).

Laaska News.