Home > ALL DARWIISH NEWS, VIDEO, WARARKA > Khudbadii Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ujeediyay Soomaalida Minnesote-Daawo VIDEO

Khudbadii Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ujeediyay Soomaalida Minnesote-Daawo VIDEO

Friday, December 24, 2010

Laaska News Decmber 24,2010.

Minneapolis (laaska News) Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa khudbad ka jeediyay xaflad casho sharaf ah oo ay usameeyeen jaaliyada Soomaaliyeed ee Minnesota.

Kudbadaas oo soo jiidatay dhamaan intii joogtay iyo intii maqashayba ayaa waxa uu Garaadku kahadlay xaaladda Soomaaliya iyo kaalinta looga baahan yahay Jaaliydaha Soomaaliyeed ee halkaa iyo dibadaha kunool.

 Hadaba Halkan kadaawo iyada oo maqal iyo Muuqaal ah,Khudbada Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.

Source:dabaalato

Laaska News.