Home > Sports > Bari oo usoobaxday Final iyo J/Hoose oo socotay

Bari oo usoobaxday Final iyo J/Hoose oo socotay

Wednesday, December 29, 2010

Laaska News December 29,2010

Garowe(Laaska News) cayaartii galabta ayaa waxaa ku soo baxay Gobolka Bari oo kaga adkaatay 3:1 J/Hoose.

Bari   VS J/Hoose
3        :   1

Waxaana haddii alla idmo jimcaha wada cayaari doonaan
Banaadir   VS Bari

Bari ayaa la sheegay Cayaartii galabta inay aad uga gacan saraysay J/Hoose oo lagu yaqaanay inay caan ku ahayd inay koobka qaadan jirtay waayo waayo.

Hambalyo Bari

Laaska News.

Copyright © 2010 Laaska News https://laaska.wordpress.com