Home > U GAR-GAR > U gargaar wiilkaan dhibaateysan (Please help Somali albino boy suffered from a head tumor)

U gargaar wiilkaan dhibaateysan (Please help Somali albino boy suffered from a head tumor)

Tuesday, January 11, 2011

Laaska News January 11,2011.
Please help

 

. 

Somali albino boy suffered from a head tumor.
Abdiqeys Abdirahman,Somali,13.
His Mother:Aloon Mahdi Arab.
 C/o  Tel:00252615443402
 Baledwein,Somalia.

 

Beledweyne Somalia(RM)-C/qeys C/raxamaan waa 13 jir caseeyanimo ama baalashle ku shaqeysan jiray magaalada Beledweyn, waana dadka cad-cadka ah(Albino).

C/qeys waxaa madaxa uga soo baxay buro, kadibna weynaatay, mana helin cid ka kaalmeyso sidii loo daaweyn lahaa, waxaana la sheegay in wax looga qaban waayay gudaha dalka.

Hooyo Caluun Mahdi Carab oo ah hooyada dhashay wiilkaan ayaa ummadda Soomaaliyeed ka codsaneysa in ay wax kala qabtaan xaaladda wiilkeeda oo halis ah.

.
“والله في عون العبد ما كان العبد في عون أخيه

Walaal hadii aad wax u qaban karto ama aad kaalmo gaarsiin karto wiilkaan dhibaateysan kala xiriir nambarka ah: 00252615443402 Beledweyne, Soomaaliya.

.

RM.

 

.

Laaska News.