Home > TFG Somalia > R/wasaare Farmaajo oo dalka ku soo laabtay

R/wasaare Farmaajo oo dalka ku soo laabtay

Thursday, January 27, 2011

Laaska News January 27,2011

R/wasaaraha xukuumadda Federaalka KMG-ka Soomalaiya Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa saakay dib ugu soo laabtay gudaha dalka kaddib markii uu soo gebogebeeyay Safar uu muddo maalmo ah ku soo kala bixiyay dalalka mareykanka, Talyaaniga, Imaaraadka Carabta iyo Kenya.

R/Wasaare Farmaajo waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay masuuliyiin ka tirsan Dowladda oo uu kamid yahay Agaasimaah xafiiska R/Wasaaraha Abuukar Daahir Cusmaan   iyo saraakiil kale.

Mudane Farmaajo ayaa ka soo qeyb galay shirkii golaha ammanka ee Qaramada midoobay ee ka dhacay New York, kaddib wuxuu kulamo la qaatay R/wasaaraha dalka talyaaniga oo dalkiisa ku soo dhaweeyay, isagoo dalka isutagga Imaaraadka Carabta iyo Kenya kulamo kula qaatay madax ka tirsan dalalkooda.

 

 

 

Related Articles:

 

Talyaaniga

 

Raysal Wasaare Farmajo oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Rome + PHOTO

 

Italy:R/wasaaraha oo la kulmaya dhiggiisa dalka Talyaaniga

Maraykanka:

Jan. 14

Prime Minister of Somalia Addresses Security Council

 

At UN, Somali Prime Minister Dodges on Saracen & Sharif Term, Even Who Ambassador Is

 

Somalia: UN calls for greater international support for African peacekeepers

Somalia Prime Minister at Martin Luther King Jr. event ……+ VIDEO