Home > Egypt (Masar), WARARKA > Masar oo ka dilaacay Mudaharaadyo dadku dhinteen (Deadly Protest Erupt in Egypt) – AP VIDEO

Masar oo ka dilaacay Mudaharaadyo dadku dhinteen (Deadly Protest Erupt in Egypt) – AP VIDEO

Friday, January 28, 2011

January 28,2011 Laaska News

AP (  Cairo, Masar) Waxaa magaalooyinka Masar ka socda Mudaharaadyo rabshada wata ,waxaana la sheegay inay dad ku dhinteen.

Mudaharaadka ayaa hadda gaaray Faras magaalaha Qaahira (Bartamaha Caasimada).

Halkan ka daawo.

Video

AP.

Laaska News