Home > WARARKA > War deg Deg ah:Madaxweynaha Masar oo ku dhawaaqay Bandaw dhammaan Gobolada Masar

War deg Deg ah:Madaxweynaha Masar oo ku dhawaaqay Bandaw dhammaan Gobolada Masar

Friday, January 28, 2011

January 28,2011 Laaska News.
Qaahira-Mudaharaadyo rabshada wata oo ka socda masar awgeed Waxa Madaxweyne Mubaarak ku dhawaaqay Bandaw habeenimo ah dhammaan magaalooyinka Masar.

Waxaa lagu soo waramayaa in dadka ku dhaawacmay mudaharaadkii maanta uu gaarayo 400 oo qof.

Mudaharaadyadan ayaa daba jooga tii ka dhacday Tunis iyo dhaqan isgubid ah oo ka bilawday wadamada carabta qaarkood.

Waxaa socda ika hor yimaada ka dhex socda dadka mudaharaadyada iyo ciidamada Amniga.

Laaska News

%d bloggers like this: