Home > ALL DARWIISH NEWS, SOMALIA, WARARKA > Ceegag:Shir lagu sugayo amaanka, laguna adkaynayo nabadgalyada Ceegaag iyo nawaaxigeeda oo ka soconaya Magaalda Dhismaysa ee Ceegaag

Ceegag:Shir lagu sugayo amaanka, laguna adkaynayo nabadgalyada Ceegaag iyo nawaaxigeeda oo ka soconaya Magaalda Dhismaysa ee Ceegaag

Thursday, February 17, 2011

Laaska News Feberuary 17,2011

Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Ceegaag ayaa sheegaya in uu hada wali ka soconayo shir lagaga arinsanaya arimaha Nabadgalyada ee magaalada Ceegaag. Shirkan ayaa guud ahaanba lagaga hadlayaa sidii loo sii adkayn lahaa nabadgalya baahsan ee ay ku Haashaarmayaan dadwaynaha reer Ceegaag iyo kuwa ku nool Nawaaxigooda.

Shirkan oo furmay shalay oo taariikhdu ahayd Feb 16, 2011 ayaa waxaa isugu yimid dhamaan masuuliyiinta Degmada, waxgaradka oo ka kooban Haweenka iyo Odoyada, Culimo udiinka, dhalinyarada iyo dadka iskood isu diray wax ka qabashada arimaha Bulshada.

Wixii warar ah iyo qodobada laga soo saaro kala soco goor dhaw shabakadan ama Ceegaag.com

 Ceegaag.

Related Story:

Ceegaag:Xaflad lagu soo afmeeray qaybtii 2aad ee dhismaha Iskuulka Hoose/Dhexe ee Ceegaag Bari oo ka dhacday Ceegaag.

Ceegaag:Waxgaradka Degmada Ceegaag oo ka Hadlay Abaarta biyo la’aanta iyo Xaalufka ka jira Degmada Ceegaag ; BAAQA LASOCO/DHAGEYSO

Degmada Ceegaag iyo Nawaaxigeeda:Biyo la’aan baahsan iyo xaaluf ka taagan,Gudoomiyaha Degmada ayaa ugu baaqay ha’yada samafalka ……….+MAP….

Baliga Ceegaag oo lagu bilaabay Qodid Dibuhabayn ah

Laaska News.

www.laaska.wordpress.com