Home > ALL DARWIISH NEWS, PUNTLAND, SOMALIA, Somaliland, WORLD > Deg Deg:Ma runbaa in Siilaanyo saacadaha soo socda Aasayo Kalshaale,Maxaabiistii sii daynayo,ciidamadana ka qaadayo – Exclusive Laaska News

Deg Deg:Ma runbaa in Siilaanyo saacadaha soo socda Aasayo Kalshaale,Maxaabiistii sii daynayo,ciidamadana ka qaadayo – Exclusive Laaska News

Saturday, February 26, 2011

Hargeysa (Laaska News) War hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in kulamo is daba joog ah oo maalmihii la soodhaafay ka dhacayay  madaxtooyada kadib uu siilaanyo uu ku dhawaaqay in saacadaha soo socda la sii daayo maxaabiistii lagu qabtay deegaanada Buuhoodle ee colaadii Kalshaale,Barkadaha Kalshaale na la aaso,ciidamadana kaqaato.

  

Warka ayaa waxa uu intaa ku daraya in uu  Guddi gaar ah oo dawladiisa ah u xilsaaray in hawshaa saacadaha soo socda la fuliyo.

Warkan ayaa waxaa noo soo gudbiyay ilo lagu kalsoon yahay  ka gaabsaday inuu is magacaabo.
Wixii faahfaahin dheeraad ah na soo gaara waad heli doontaan Insha allah.

  

Related Story:

 

Liiska Maxaabiista lagu qabtay Dagaalkii Hagoogane;Magacyadooda iyo Beelahooda – All Axmed Garaad(Buuhoodle)

Maygaagle:Maxkamadii oo maanta Dhagaysatay Qareenada Labada Beelood & Beesha Buuhoodle oo lahaanshaha Kalshaale u heshay Markhaatiyadii,Goobtana Keentay

Go’aan Xukun ah ee Shaqaaqadii Kalshaale Ee Beesha Buuhoodle iyo Qorulugud

Wakiil u Dacwihii Beesha Buuhoodle oo ka Hadlay go’aankii Laga soo saaray Maygaagle kuna tilmaamay Xukunka Kalshaale Mid sharci daro ah

Go’aankii Isimada & Cuqaasha Beesha Buuhoodle-Shirweynehii laga yeeshay-Kalshaale,AKHRIS+ DHAGEYSI

Xiisadii Kalshaale:Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Xarunta Madaxtooyada Somaliland.

Laaska News.

www.laaska.wordpress.com

Advertisements
%d bloggers like this: