Home > ALL DARWIISH NEWS > Kalshaale – Guddi Waxgaradka Reer Buuhoodle oo Shalay Booqday Kalshaale iyo Kulan Masuuliyiin Somaliland oo ka soo jeeda Buuhoodle

Kalshaale – Guddi Waxgaradka Reer Buuhoodle oo Shalay Booqday Kalshaale iyo Kulan Masuuliyiin Somaliland oo ka soo jeeda Buuhoodle

Friday, March 11, 2011

Laaska News March 11,2011

Kalshaale- Wax garad reer Buuhoodle ah ayaa shalay galinkii dambe booqday  Kalshaale iyadoo ujeedadu ay utageen ay ahayd sida la sheegay inay hubiyaan in barkadaha la’aasay iyo in kale.

Waxayna waxgaradkii halkaa tagay ay xaqiijiyeen in la’aasay 3 dii barkadood.Caaqil Hindi oo ka soo jeeda Buuhoodle oo goobtaa ka hadlay ayaa sheegay in Saddex qodob oo taagnaa ay Somaliland ay fuliyeen laba kamid ah,qodabka dhimanna uu yahay in la qaado ciidanka.

.

.

Caaqil Hindi Maxamed Caws

.

.

Caaqilka ayaa intaa waxa uu ku daray qodabka kahadhay nabadgalyadii oo ay ku xidhmi lahayd uu yahy ciidanka oo laqaado.
Caaqilka ayaa sheegay inay nabadda soo dhaweynayaan.
Waxgaradkaa xaqiiqa raadiska ah ee reer Buuhoodle ayaa halkaa kula kulmay Masuuliyiin ka socday Somaliland oo ka soo jeeda deegaanka Buuhoodle.

Sida halkan hoose aad ku arki doontid Masuuliyiinta Somaliland ka socotay ee ka soo jeeda deegaanka Buuhoodle waxaa ka mid ah:

Cusmaan Garaad Soofe – Wasiir Kuxigeenka Arrimaha Gudaha

.

Cusmaan Garaad Soofe,Wasiir K/X Arrimaha Gudaha Somaliland

Cusmaan Garaad Soofe,Wasiir K/X Arrimaha Gudaha Somaliland

.

.

Ibraahim Aideed    – Abaanduulaha Ciidamada Somaliland.

Ibraahim Aideed – Abaanduulaha Ciidamada Somaliland.

.

.

C/Rashiid Ducaale Qambi – Siyaasi,horayna usoo qabtay Wasiir kuxigeen Somaliland.

C/Rashiid Ducaale Qambi – Siyaasi,horayna usoo qabtay Wasiir kuxigeen Somaliland.

.

..

 

Sawirada Kalshaale iyo Odayaasha:

..

.

..

..

.

.

..

..

..

.

Garaad Maxamed G.Saleemaan

.

..

.

..

.

..

..

..

..

..

..

.

Fanax Taliyaha Aaga Kalshaale

.

..

..

..

.

..

..

..

..

..

.

..

..

.

..

..

..

..

..

..

.

..

..

..

.

Halkan Ka daawo Hawshaas oo ah VIDEO

Cinwaankan:

youtube=http://www.youtube.com/watch?v=XGjyfMudsAw

Video:Togdheernews.

Halkan ka dhageyso Waraysi laga qaaday oday ka mid ah odayaashii Reer Buuhoodle,booqashadii Kalshaale kadib,waraysigan ayaa waxaa qaaday widhwidh online.

Wariye Cali Dhagjer  ka DHAGEYSO Cinwaanka hoose:

.

Related Story:

Kalshaale  2011

.

Qolooyinka weerarka  nagu hayay muddo:

maad sheegtaan sidaad wax urabtaan intaad website ka aad shaqo ka dhiganaysaan,mise waxaad rabtaan inaannu adduunka kasoo jeesanno oo aan laaska news idinku soo jeediyo oo aannu faylal idiin furno oo aad maalin ku dhacdaan idinka iyo kuwaad ushaqaysaanba.
.

Miyeydaan ogeyn halkani inay tahay xaruun cilmi – baaris ah,laguna keydiyo dhacdooyinka adduunka ka socda.

.

Laaska News.

www.laaska.wordpress.com