Home > ALL DARWIISH NEWS, WARARKA > Deg Deg Laascaanood – Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Sool oo caawa la dhaawacay kuna jira Xaalad Culus -Koomo: Laaska News

Deg Deg Laascaanood – Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Sool oo caawa la dhaawacay kuna jira Xaalad Culus -Koomo: Laaska News

Monday, March 14, 2011

Laaska News March 14,2011

Lasanod (Laaska News) War hadda aan ka helnay  Magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in uu Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Sool Axmed Saleemaan Geele (Abgaalaw).ee warbaahintu sheegtay in la dilay,lagana dhagaystae VOA uu nool yahay hadda,kuna jiro xaalad culus oo Koomo ah,loona qaaday Burco.

Waxaana la dhaawacay caawa fiidkii Salaada Maqrib kadib.

Masuulkan la dhaawacay ayaa ka soo jeeda Deegaanka Caynaba.

Waxaana noo xaqiijiyay xaaladda Mr. Abgaalaw  Masuul katirsan Maamulka Gobolka Sool oo aannu la xiriirnay,Waxa kale oo warka intaa ku darayaa in loo qaaday Burco.

.

Laaska News.

www.laaska.wordpress.com