Home > ALL DARWIISH NEWS, Somaliland > Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Sool oo Dhaawacii u geeriyooday

Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Sool oo Dhaawacii u geeriyooday

Tuesday, March 15, 2011

Laaska News March 15,2011
Burco (Laaska News) Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Sool Axmed Saleemaan Geele (Abgaalaw) oo xalay dabley hubaysane oo aan haybtooda la aqoon ay  salaadii maqrib ka dib dhaawac culus gaarsiiyeen oo loola cararay dhakhtarka Burco,ayaa lagu soo waramayaa inuu geeriyooday.

Marxuumka geeriyooday ayaa la sheegay inuu ka soo jeeso Degmada Caynabo.

 

Related Story:

 

Deg Deg Laascaanood:Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Sool oo caawa la dhaawacay kuna jira Xaalad Culus -Koomo: Laaska News

Lasanod:Aaskii Taliyihii Sirdoonka ee Gobolka Sool & Masuuliyiin Somaliland ah oo ka qayb gashay + VIDEO

Wararkii ugu dambeeyay ee Laascaanood iyo dilkii xalay ka dhacay oo laba qof ah

 

Laaska News.

www.laaska.wordpress.com