Home > WARARKA > Waayeel nin iyo qof dumar ah ayaa la badbaadiyay dhawr iyo 90 saacadood kadib dhulgariirkii ka dhacay Japan.

Waayeel nin iyo qof dumar ah ayaa la badbaadiyay dhawr iyo 90 saacadood kadib dhulgariirkii ka dhacay Japan.

Wednesday, March 16, 2011

Laaska News March 16,2011                 News in English

Ninka waxaa laga badbaadiyay dhisme ku dumay oo ku yaala magaalada Ishinomaki,ee Gobolka Miyiga,Talaadadii,96 saacadood kadib dhulgariir aad u weyn iyo tsunami halaagay magaalada.

Haweenay 70 jir ah ayaa lagu badbaadiyay magaalada Otsuchi,ee Gobolka Iwate,92 saacadood kadib dhulgariirkii.
Badbaadiyayaasha ayaa ka helay Talaadadii burburka gurigeeda.

Waxaana lagu daweynayaa dhakhtar ku yaala magaalada Kamaishi ee Gobolka.Dhakhaatiirta ayaa sheegay in xanaankeedu yahay heerkulka dhiigga oo hooseeya laakiin ay xaaladeedu tahay mid degan.

Laaska News.

www.laaska.wordpress.com