Home > WARARKA > Libya oo ku dhawaaqday xabad joojon dhaqso ah

Libya oo ku dhawaaqday xabad joojon dhaqso ah

Friday, March 18, 2011

Laaska News March18,2011.

 

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Liibiya Musa Kusa ayaa sheegay in Libya si dhaqso ah ay ujoojinayso hawlgalada milatari iyo inay aqbalayaan xabad joojinta xoogaga kasoo horjeeda dawlada.

Mr.Kusa oo ku qabtay shirjaraaid Jimcaha caasimada Libya ayaa ka hadlay kadib markii Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ay soo saareen qaraar xanibaad ku ah duulimaadka diyaaradaha ee hawada wadanka Libya, ogolaanayana xoog malatari in lagu sameeyo si loo ilaaliyo shacabka oo weerar kaga imanayo ciidamada dawladda ee uu hogaaminayo Mucamar Al-Qadaafi.

.

 

Wasiirka Arrimaha  Dibaddu ayaa ku dhaleeceeyay  Maraykanka iyo wadamada Yurub ku dhaqaaqida diyaar garaynta fal malatari oo sal u ah qaraar Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay.

 

 

Wuxuu sheegay in qaraarku xad gudub ku yahay dawladnimada Libya iyo inuu saamayn xun ukeeni doono shacuubta wada nool.

 

 

.

Laaska News.

 

www.laaska.wordpress.com.

 

Libya declares immediate ceasefire

Libyan Foreign Minister Musa Kusa says Libya will immediately stop all military operations and accept a ceasefire with the anti-government forces.

Kusa made the remarks at a news conference in the capital Tripoli on Friday after the UN Security Council adopted a resolution to impose a no-fly zone over Libya allowing military action to protect civilians from attacks by government forces led by Muammar al-Qadhafi.

 

The foreign minister criticized the moves of the United States and European countries in preparing military action based on the UN Security Council resolution. He said the resolution violates Libya’s sovereignty, and will have a negative effect on people’s livelihoods.

 

.

NHK.