Home > LIBYA, WARARKA > Waa Fashiistayaal – Qadaafi

Waa Fashiistayaal – Qadaafi

Wednesday, March 23, 2011

Laaska News March 23,2011.

Tripoli – Hogaamiyaha Liibiya Mucamar Al Qadaafi ayaa taageerayaashiisa ugu balan qaaday inuu dagaalka uu wadayo uu kaga soo horjeedo falaagada iyo xoogaga caalamka oo uu hogaamiayaashooda ku sifeeyay kooxo Fashiiste ah – Reuters ayaa sheegtay.

Annagu is dhiibi mayno,waanu jabinaynaa iyaga si kasta.Waanu ka guulaysanaynaa ugu dambaynta” ayuu yiri markii uu ka hadlay Tripoli.

.

Hadalkiisi kadib,cirkii caasimada waxa uu la iftiimay bulalayr, kadibna taageerayaashiisii ayaa soo baxay oo kusoo uruuray oo si xamaasad leh ugu sacbiyay, waxayna bilaabeen inay qoryaha darandooriga udhaca ay hawada uridaan.

Laaska News.

www.laaska.wordpress.com