Home > WARARKA > Deg Deg:Dhul Gariir ka dhacay Japan

Deg Deg:Dhul Gariir ka dhacay Japan

Thursday, April 7, 2011

Laaska News April 07,2011.
Dhul Gariir ayaa ka dhacay MIYAGI-KEN OKI ee wadanka Japan.

Dhul Gariirka ayaa  quwadiisu tahay 7.4m . sida uu ku waramay TV ga wadankaas ee NHK World.
Xukuumada Japaan ayaa ugu baaqday dadka xeebaha degan inay ka baxaan deegaanada uu ka dhacay dhul gariirku,iyadoo baqdin laga qabo Sunaami.
Wakaalada Nawawiga Japan ayaa sheegtay in  Dhulgariirku uusan saamayn ku  yeelan Maxadada  Nawawiga  ee Fokashima.

Lama sheegin waxyeelo uu geystay dhul gariirkaas.

 

Laaska News.

http://www.laaska .wordpress.com