Home > Baargaal, PUNTLAND, SOMALI NEWS, SOMALIA, WARARKA > Prof. Laasarooni oo Lagu Xirey Galkacayo

Prof. Laasarooni oo Lagu Xirey Galkacayo

Sunday, April 17, 2011

Laaska News April 17,2011.

Prof. Lasaroni

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Galkacayo ayaa sheegaya in halkaas lagu xirey  Professor Cabdilaahi Maxamed Ciise (Laasarooni ) oo ka mid ah Aqoonyahanada iyo waxagaradka Degaanka Calbari.

Professor  laasarooni ayaa maalintii labaad  xabsiga ku jira,  Mana cada Ilaa iyo hadda Sababta ka danbaysa Xariga Profesorka.

Hadana waxaa dadaal Wada sidii Loo soo dayn lahaa Professor laasarooni Waxgarad  , Siyaasiin iyo Odaayaal Dhaqameed.

Professor –ka ayaa soo gaarey Galkacyo si uu uga dhoofo  ,wuxuuna kusii jeeday Xagaa iyo Nairobi
Maxamed Ibrahim Axmed

Baargaal.

 

Laaska News.

www.laaska.wordpress.com