Home > Baargaal, PUNTLAND, TFG Somalia, WARARKA > Somalia:Prof.Laasarooni oo la soodaayey

Somalia:Prof.Laasarooni oo la soodaayey

Wednesday, April 20, 2011

Laaska News April 20,2011

Garowe(Laaska News)waxaa hadda nasoo gaaray war sheegaya in Prof. Cabdilaahi Maxamed Ciise (Prof.Laasaroni) uu xoriyadiisi dib u helay kadib markii isagoo rabey inuu ka dhoofo magaalada Gaalkacyo xabsiga loo taxaabey maalmo ka hor sida ay dad ka ag dhaw ay warka nagusoo gaarsiiyeen.

Prof.Laasarooni ayaa ah aqoonyahan Soomaaliyeed waqtigaasna  kasoo kicitimay Magaalada Baargaal kuna sii jeeday magaalada Nayroobi.

Ali Omar
Garowe.

Related News:

Prof. Laasarooni oo Lagu Xirey Galkacayo

 

Laaska News.

www.laaska.wordpress.com