Home > WARARKA > Somalia:Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Sool oo Qarax ka badbaaday

Somalia:Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Sool oo Qarax ka badbaaday

Thursday, April 21, 2011

Laaska News April 21,2011

Qaraxan oo shalay ka dhacay magaalada Laascaanood ayaa la sheegay inaanaey cidi wax ku noqon,waxaana lagu soo waramayaa in in uu haleeley gaadhi layiri waxaa saarnaa Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Sool (Somaliland) waxaase muuqata in gaadhigu waxyeelo soo gaartey Qaraxa Laascaanood ayaa ah mid ujeedooyin badan,waxaadse aad ugu fiirsataa waxyaalaha ay ku kala duwan yihiin wararka aad halkan aad ka daawan doontid ama aad ka akhrisid.

qarax badhasab xigen lascanod

 Source: laascaanood3

 …………………………………………………………………………………………………….

qarax lala beegsaday Gudeemiye xigeenka oo ka dhacay laascaanood by cabdiraxman

 

Source:holholnews

………………………………………………………………………………………………………………….

 Qaraxyo iyo Dilal ka dhacay Laascaanood:

Qarax ka horeeyay oo ka dhacay Saldhig ku yaal Koonfurta Laascaanood

Qarax lala eegtay xalay Rag Bahararsame ah oo ku sugnaa Saldhig Boolis oo ku yaal Koonfurta Laascaanood

Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Sool oo Dhaawacii u geeriyooday

Laascaanood:Taliyihii Sirdoonka Gobolka Sool ee Somaliland oo ladilay iyo ku xigeenkiisii oo la dhaawacay iyo Caawa

Laaska News.

www.laaska.wordpress.com