Home > ALL DARWIISH NEWS, PUNTLAND, SOMALI NEWS, Somaliland, WARARKA > War Deg Deg ah:Adan Axmed Yaasiin oo ladhaawacay iyo raggii oo lagartey

War Deg Deg ah:Adan Axmed Yaasiin oo ladhaawacay iyo raggii oo lagartey

Saturday, April 30, 2011

Laaska News April 30,2011

Lasanod

Lasanod (Laaska News) war hadda nagasoo gaarey magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in maqribkii 4nin ay rasaaseeyeen Taliyihii Ciidanka Wadooyinka Gobolka Sool Mr.Adan Axmed Yaasiin (Adan Gaal) uuna qabo dhaawac fudud.
Warku wuxuu intaa kudarayaa in raggii falkaa geystay oo afar nin ah la

garanayo iyaga iyo beeshoodaba.

.

Waxaan udigayaa Website ka AllSSC  inuu ka waantoobo waxyaalaha been abuurka iyo digashada uu qorayo & guubaabada,hadduu arrimaha aflagaadada kahari waayana waxay ukeenaysa mid saamaeysa isaga iyo reerkoodaba.

Waxaana soobaxaya in wabsite kaasi uu raad ku leeyahay falalka kasoconayaa magaalada Laascaanood.

FG:Warkan ayaa wuxuu naga soo gaarey ragga aad leedahay hala laayo iyo baga.

Maxamed Cali
Laascaanood

Laaska News.
www.laaska.wordpress.com