Home > WARARKA > Deg deg: Diyaaradaha Dagaalka ee isbahaysiga oo duqeeyay Tripoli

Deg deg: Diyaaradaha Dagaalka ee isbahaysiga oo duqeeyay Tripoli

Thursday, May 12, 2011

Laaska News May 12,2011

Tripoli, afar qarax oo waaweyn ayaa laga maqley bartamaha Tripoli sida ay ku warantey wakaalada wararka ee AFP.

Waxaa hawafa Tripoli lagu arkey diyaaradu dul maraya,waqtiga laga maqlayo qaraxyada.

 

Laaska News.
www.laaska.wordpress.com