Home > Egypt (Masar), WARARKA > Egypt:Jaamacada Carabta oo Xoghayaha Guud u dooratay Wasiirka A.Dibadda Masar

Egypt:Jaamacada Carabta oo Xoghayaha Guud u dooratay Wasiirka A.Dibadda Masar

Sunday, May 15, 2011

Laaska News  May 15,2011

Qahira,Masar-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Masar Nabil Al-Arabi ayaa loo doortay Xoghayaha Guud ee Jaamacada Carabta,wuxuuna badali doonaa Xoghayihii Guud ee Camar Muusa oo ku tala jira inuu u

tartamo doorashada Madaxweynaha ee dalka Masar.

.
Waxaa lagu soo waramayaa inuu musharax ka socday wadanka Qadar uu tanaalusay iyadoo sababta uu u tanaasulay aysan cadayn.

Waxaana soo baxaya warar ah in musharaxa Qadar lagu kala qaybsamay oo wadamada qaar ay kasoo horjeesteen.

Laaska News.
www.laaska.wordpress.com