Home > ALL DARWIISH NEWS, SOMALI NEWS, Somaliland, WARARKA > Widhwidh: Wafdi Wasiiro Somaliland ah oo ku sugan Widh Widh.

Widhwidh: Wafdi Wasiiro Somaliland ah oo ku sugan Widh Widh.

Saturday, May 21, 2011

Laaska News  May 21,2011

Lasanod (Laaska News)Wafdi ka socda Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha ,ayna  ka mid yihiin Maxamed Kaahin,Dhancade iyo  Xubno kale oo ka socda maamulka Siilaanyo ayaa kusugan magaalada Widh widh sida ay usheegeen Warbaahinta BBC da,iyagoo xusay inay wada hadalo la leeyihiin odayaasha magaalada ayna wadaan nabadeyn iyo mashaariic.

.
Waxaa laga soo waramayaa in wafdigaasi uu waheliyay ciidamo farabadan oo laga keeney deegaano kala duwan.

.
Warar hoose ayaa sheegaya in Mr. Keyse Cabdi Yuusuf uu lug weyn ku leeyahay imaatinka wafdigaas.

.
Mr. Keyse ayaa ka soo jeeda deegaanka, dhawaanna u talaabay xagga Somaliland ta isagoo kasoo wareegay xagga SSC da.

.

Degmada Widhwidh ayaa ka tirsan Gobolka Cayn ee Buuhoodle, oo ah deegaan si daran loogaga soo horjeedo maamulka Somaliland.

.

la soco wixii kasoo kordha.

.

Maxamed Cali.

Lasanod.

Laaska News.
www.laaska.wordpress.com

Wararka la xiriira WIDHWIDH:

Keyse Cabdi Yuusuf & Xubno kale oo u talaabay Somaliland

Widhwidh:Garaad Abshir iyio heshiiska Somaliland

Garaad Abshir Saalax oo ceegaag.com uga waramay shirka Widhwidh ee odayaasha Deegaanka iyo Wasiirada Somaliland

Wasiiro Somaliland oo gaadhay Widhwidh.

Widhwidh:Daawo Garaad Abshir oo lagu soodhaweeyay

Widhwidh:Wafdi Somaliland ah oo uu Siilaanyo soo diray ayaa maanta ku soo beegan