Home > SOCIETY, TFG Somalia, WARARKA > Somalia:Sawirada Banaanbaxa Muqdisho 10 ka Juun ee lagu diidan yahay Go’aanada Shirka Kampala

Somalia:Sawirada Banaanbaxa Muqdisho 10 ka Juun ee lagu diidan yahay Go’aanada Shirka Kampala

Sunday, June 12, 2011

Laaska News  June 12,2011

 
Wadada ka timaado sayidka oo mudaharaadayaasha dab ku shiday

Askari kamid ah XDS soo dhaweynaya mudaharaadayaasha
Inan yar oo wadata halku dhig lagu taageerayo R/wasaare Famaajo
Ciidamada oo wata Sawirrada r/wasaare Farmajo
Kumanaan mudaahiradayaal ah oo hor istaagay albaabka r/wasaaraha
mid kamid askarta dowlada iyo shacabka mudaahiraadayo oo si isku mid ah uwada sida sawirka R/wasaare Farmaajo
Albaabka Villa Soomaaliya oo ay si nabad ah ugu banaan baxayaan shacabka
Tiknikada oo sawirka R/wasaraaha ku dhegen tahay inta magaalada socotay maanta
tiknikada oo ay istaajiyeen mudaahiradayaasha Kuna dulqorayaan magaca R/wasaare farmajo
Shacabka oo wata Sawirka Amb. mahinga oo istilaab saaran
Ambasador Mahinga oo Sawirkiisa lagu gubay barxadda madaxtooyada Somalia

This slideshow requires JavaScript.

 
Photo by: Abdirahim Cadde
RM.
 
 
Related Articles: