Home > TFG Somalia, WARARKA > Soomaaliya – Daawo Sawirrada Munaasabadda 26-ka June

Soomaaliya – Daawo Sawirrada Munaasabadda 26-ka June

Sunday, June 26, 2011

Laaska News  June 26,2011

Muqdisho, Somalia – Waxaa caawa lagu qabtay Xaflad lagu maamuusayay sannad guuradii 51-aad ee 26 june 1960 kii oo ka dhacday villa Somaaliya

.

Calan saarka.

Calan saarka.

.

 

.

Calanka Soomaaliya oo sare u qaadayo Askari ka tirsan XDS

 

.

 

.

Marka Calanka la saarayo

 

.

 

 

 

.

 

 

.

Kooxda Baambeeyda oo garaaceyso Heesta Astaanta Calanka

.

 

 

.

.

Wasiirka Gaashaan dhiga oo salaan Qaadanaya

.

 

.

.

Sarkaal katirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo salaan siinaya wasiirka gaashaandhigga Mudane Fiqi

 

.

 

.

.

Xafladda waxaa ka hadlay Madaweyne Sh Shariif Sheekh Axmed

 

.

 

.

.

R/wasaare Dr. C/weli Maxamed Cali

.

 

 

.

.

Gudoomiyaha Baarlanka oo caawa isna ka hadlay xafladda 26 june ee ka dhacy Villa Somalia

 

 

 

.

Madaxda qaranka oo  si farxad leh ugu qeyb qaadanaysa  munaasabadda 26 June

Madaxda qaranka si farxad leh ugu qeyb qaadanayo 26 June

 

.

.

Waxaa loo istaagay heesta Calanka

.

 

.

.

Midig Safiirka Yeman u fadhiya Soomaaliya, Agaasimaha Nabad Sugida Qaranka, Bidix Safiirka Sudaan u fadhiya Soomaliya

.

 

.

.

Abwaanad Sultaano oo shirib ku tirisay goobta xafladda ka dhaceysay

.

 

.

.

R/wasaarahii Hore Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo Shahaado Sharaf uu Gudoonsiiyay Madaxweyne Shariif Sh Axmed

.

 

.

.

hobolada Waaberi oo soo bandhigay ruwaayado wadinayad ku dheehan tahay

 

.

 

.

Ilka case iyo Marshaale oo ruwaayada xaflada jilaayo

.

 

 

.

Somali President Sh. Sharif Sh. Ahmed & Ex. Somali PM. Dr. Farmajo

 

.

 

 

.

 

 

 

This slideshow requires JavaScript.

 .PHOTO BY: Abdirahim Adde.

.

 

.

Laaska News.
www.laaska.wordpress.com