Home > News, SOMALI NEWS, TFG Somalia > Somalia:Television-ka Qaranka oo u wareegay Frequency cusub- OGEYSIIS

Somalia:Television-ka Qaranka oo u wareegay Frequency cusub- OGEYSIIS

Thursday, July 7, 2011

Laaska News July 7,2011

Television-ka Qaranka Soomaaliyeed ayaa dhawaan ka guuray Frequency-gii uu ka soo gali jiray, isagoo u wareegay mid kale oo ka muuqaal wanaagsan oo isla Thaicom 5 ah. Maamulka TV-gu waxay dadka ogeysiinayaan in ay ka baaraan Frequency-ga cusub oo ah.

Frequency: 3640.

Sympol Rate: 28066.

Polar: H

Sidoo kale Radio Muqdisho ayaad kala socon kartaan  Frequency-gaan,

Frequency: 3640.

Sympol Rate: 28062.

Polar: H

Dooro qeybta Radio ee Tv-gaaga, waxaad heleysaa Radio Muqdisho 18-ka saac ee uu hawada ku jiro.

RM.

Laaska News.

www.laaska.wordpress.com