Home > News, SOMALI NEWS, SUDAN > K.Sudan oo noqotay Waddan Cusub,Calankiina la saaray

K.Sudan oo noqotay Waddan Cusub,Calankiina la saaray

Friday, July 8, 2011

Laaska News  July 8,2011
Juba
,K.Suudaan ayaa saacaddu markii ay ahayd  saqdii dhexe ee waqtigeeda ama 12:10AM July 09,2011, waxaa laga saaray calanka waddanka K.Suudaan,waxaana la dajiyay calankii waddanka Suudaan.

Haddana waxaa socda xafladdii madaxbanaanida K.Suudaan,waxaana xafladdaas kasoo qayb galay madax adduunka isaga kala timid iyo wafdi kasocda UN ka.

Xafladdan ayaa ah mid si daran loosoo qaban qabiyay,meel walbana waxaa lagu xiray nalal waa weyn.

Dadkii ayaa shaaracyada usoo baxay,waxayna isa safeen waddooyinka,calamada ayay lulayaan,baabuur isdaba jooga ayaana waddooyinka maraya oo afartaba shidaya,waxaana ka muuqata farxad weyn,qaarkoodna waxayba la baxeen shaararka.

 

 

Related News:

UN News:On eve of independence, UN creates new mission to assist South Sudan

Laaska News.
www.laaska.wordpress.com

Advertisements
%d bloggers like this: