Home > Egypt (Masar) > EGYPT:Isbitaalka Sharma Shiikh oo Beeniyay inuu Mubarak galay Kooma

EGYPT:Isbitaalka Sharma Shiikh oo Beeniyay inuu Mubarak galay Kooma

Sunday, July 17, 2011

Laaska News  July 17,2011
Madaxweynihii hore ee Masar Xusni Mubarak oo horay loo sheegay inuu xaaladiisa caafimaad ay xun tahay uuna galay Kooma ayaa hadda la beeniyay warkaas,sidaana waxaa sheegay Nile Tv isagoo  xiganaya maamulaha Isbitaalka Sharma Shiikh ee Masar
.

Warka kusaabsan caafimaadka madaxweynihii hore ayaa ah mid aad loo hadal hayo,iyadoo warka hore laga soo xigtay Qareenkiisii.

Sidoo kale labada warba waxaa siidaayay warbaahinta Masar.

Mr. Mubarak ayaa lala damacsan yahay in maxkamad la saaro bisha August.

War jiraa Cakaaruu iman.

.

 

Laaska News.
www.laaska.wordpress.com