Home > Baarlamaanka Soomaaliya, Muqdisho, News, SOMALI NEWS > War Deg Deg ah: Xildhibaan Caawa Fiidkii lagu dilay Muqdisho.

War Deg Deg ah: Xildhibaan Caawa Fiidkii lagu dilay Muqdisho.

Sunday, July 31, 2011

Laaska News  July 31,2011
Muqdisho,Somalia –
Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa caawa fiidkii ay dabley hubaysan oo aan la sheegin cida ay yihiin, ku toogteen Muqdisho.

 Xildhibaankaas AHUN ayaa lagu magacaabaa Khaliif Jire Warfaa  sida Sarkaal la hadlay Radio ha dawladda oo waraysi siiyay  uu sheegay inuu markaas kasoo baxay salaadii maqrib ee masaajidka Marwaas,ayna toogteen laba nin oo yar yar,meeshana lagu kala cararay,raggii falkaas gystana ay ka baxsadeen meesha.

Waxa uu ku daray in uu xildhibaanku degenaa Hotel  Nobe Jante oo uu markaas usocday.

Warkan ah in Xildhibaanka la dilay waxaa kale oo sheegay idaacadda VOA.

Laaska News.
www.laaska.wordpress.com

Advertisements
%d bloggers like this: