Home > TFG Somalia > Somalia:TV-ga Qaranka Oo Dunida oo Dhan Laga Daawanayo

Somalia:TV-ga Qaranka Oo Dunida oo Dhan Laga Daawanayo

Monday, August 1, 2011

Laaska News  August 1,2011
Telefishinka Qaranka ayaa kowda agoosto si toos ah looga daawan doonaa qaaradda Yurub, iyada oo todobaadka soo socdana laga daawan doono  dhamaan qaaradaha aduunka.

frequency-ga aad Yurub uga dawan karto TV-ga waa:-

Hotbird frequency 11642.

Fec: 3/4.

Polarization:  Horizontal

Symbol rate: 27.5ms.

Sidoo kale Telefeshinku waxa uu todobaadka soo socda galayaa qaaradda ameerika oo laga daawan karo satlaaydka Galaxcy.

 RM.

Laaska News.
www.laaska.wordpress.com

Advertisements