Home > 10001, TFG Somalia, WARARKA > Somalia:DAAWO SAWIRRADA – Istaadiyo Muqdisho, Cali Kamiin iyo Jidka Soddonka – PHOTO

Somalia:DAAWO SAWIRRADA – Istaadiyo Muqdisho, Cali Kamiin iyo Jidka Soddonka – PHOTO

Tuesday, August 9, 2011

Laaska News  August 9,2011
by Jayte
.

Halkan ka daawo sawirrada Istaadiyo Muqdisho iyo deegaannadii ku dhowaa sida Cali Kamiin, Ifka Xalane, iwm. Waxaad ka arkeysaa sida uu dhulku isbeddelay,daawasho wacan.

 

 

Muqdisho Stadium qayb kamid ah halkii ay dadku fariisan jireen

Muuqaalka Guud ee Garoonka Muqdisho Stadium

  .    .

God Dhufays Laga qoday Isgoyska Cali Kamiin

Wadada Soddonka Oo dhirta iyo Bur burka dhismaha Hareeraheeda uu Muuqaalkeeda Bedelay

.
  

Muuqaalka Isgoyska Cali Kamiin oo Bur Bur dhismayaasha ku dhow ay ka muuqdan

Muuqaalka Dhismaha Dugsiga Hoose,Dhexe iyo Sare ee Ma’muun oo uu Bur Bur ka muuqdo

Iskoolka Dhagoooleyaasha EE ku dhowaa Garoonka Muqdisho Stadium

Muuqaalka Guud ee Xarunta Xisbiga

.

Masjid kasoo horjeeda Stadium Muqdisho

Jaamacadii Soomaaliya oo kasoo horjeeda Garoonka Stadium Muqdisho

Wadada U dhaxaysa Cali Kamiin iyo Ifka Xalanne oo Dhir badna ay ku baxday

Farmashiga Juuli Jawaay oo Asxaabtii Muqdihso Stadium ay aad u garanayaan

Muuqaalka Dhisme Ganacsi oo kasoo horjeeda Garoonka Muqdisho Stadium si gaar ah Boolimoog Restaurent oo aan Filayo in dad Badan oo Garoonka kusoo daalay ay Biyo Ka Cabeen

.

Muuqaalka Wejiga Hore Stadium Muqdisho

.

Albaabka Hore ee garoonka Muqdisho

Muuqaal Fog oo Garoonka ah oo ay Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Amisom ka muuqdaan

Muuqaalka Calanka Dalkeena oo meel fog ka muuqda biraha garoonka korkooda

Muuqaal Kale Oo Barxada ah

Muuqaalka Biraha Garoonka Midkood

Muuqaalka Guud ee Garoonka Muqdisho Stadium

Qaybta Dabaasha

.

Qayb kale Oo Dabaasha kamid ah iyo dhismaha fog oo xarunta xisbiga ah

.

Qaybta Salaxa lagu ciyaari jirey oo ay dad badan xasuustaan

Albaabka Hore ee garoonka Muqdisho

Albaabka Hore ee garoonka Muqdisho

Muuqaalka Wejiga Hore Stadium Muqdisho

.

Photo by:- Abdifitah Dahir Jeite

.

 RM.

.

Related Articles:

.

Somalia & China: From Dec.14,1960 

.

Laaska News.
www.laaska.wordpress.com