Home > 10001, TFG Somalia, WARARKA > Somalia:Ciidanka Xoogga Dalka oo Suuqa Bakaaraha ku wareejiyay Booliiska,Wasiiro,Saraakiil Ciidan & Muuqaalka – SAWIRRO

Somalia:Ciidanka Xoogga Dalka oo Suuqa Bakaaraha ku wareejiyay Booliiska,Wasiiro,Saraakiil Ciidan & Muuqaalka – SAWIRRO

Wednesday, August 10, 2011

Laaska News  August 10,2011
Muqdisho – Daawo Sawirrada Ciidanka Xooga dalka oo ku wareejinaya Suuqa Bakaaraha Boliiska Soomaaliyeed , Wasiiro indho-indhayn ku jira & muuqaalada Suuqa Bakaaraha.

(Bidix) Taliyaha Xoogga,Wasiirka Warfaafinta,Wasiirka Arrimaha Gudaha & Gen. Indho-Cade

Wariyeyaasha Qaranka oo hor taagan bankiga Salaama  Wariyaasha ka howlgalo magaalada muqdisho qaar kamid ah

PHOTO BY : Abdirahim AddeRM. August 9,2011. Warar kale oo la xiriira:

Somalia:Warka Dalka -TFGLaaska News.
www.laaska.wordpress.com